Qalbi Jab Iyo Walbahaar Ayay Ka Qaadeysaa Gacalisadaada Arimahaan Ee Ninyahow 1000km Ka Fogoow .

Qalbi Jab Iyo Walbahaar Ayay Ka Qaadeysaa Gacalisadaada Arimahaan Ee Ninyahow 1000km Ka Fogoow .

daajis.com:-Mararka qaar waxaa soo dhamaanaya xariir jaceyl oo aad qof la laheyd , waxaadna aamineysaa in qofkaas uu mas`uul ka yahay in xariirkaas uu soo dhamaado iyadoo laga yaabo in arimo aan ula kac aheyn oo ka imaanaya in ay qalbiga ka jibiyaan .

Hadaba hadaad dooneyso in xariirkaada ahaado mid adag waxaad ka fogaataa inta awoodaada ah sababaha keeni kara in aad dhaawacdid qalbigiisa haddii daacad kaa yahay jaceylka arimahaan ka fogoow .

* Beenta : wax ay ka neceb yihiin ma jiraan haweenka , ogoow hishiiska jaceylka daacadda ah waxaa tiir u ah runta , saraaxadda sidaa darteed yeesan jirin sir aad ka qarineyso si xariirka u ahaado mid laba iyo toban lug ku taagan .



* Bixitaanka : Si foojigan uga digtoonoow ka hor inta aadan qaadan go`aanka ah in aad baxdo oo magaalo kale aadid , waxaa la ogsoon yahay in haweenka u dul qaadan karin maqnaashaha lamaanahooda.

* Isla Weynida : Tani waa midda ayugu neceb yahiin , wiilal badan aan xarfaan aheyn ayaa aamisan in is kibrinta ay ku helayaaan qalbiga gabarta oo waxa ay aamisan yihiin in gabarta u dhareereyso ragga isla weyn waa been aad iska dhaadhiciseen , ogoow haddii isla weynida uusan horay aysan kugu arag oo aad gadaal kala soo baxdo si fudud ayaad hadana uga baxeysaaa qalbigeeda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada