Shakiira oo heesta Cusub Wilkeeda Mila ugu talagashay ku duubaysa Dalka Colambia oo ay ka soo jeeda

Shakiira oo heesta Cusub Wilkeeda Mila ugu talagashay ku duubaysa Dalka Colambia oo ay ka soo jeeda

daajis.com:-Fanaanada Caanka ah ee Shakiira oo dhawaan shaacisay in ay soo sari doonto Albun cusub oo ay u samaynayso Wilkeeda Mila ayaa bilowday in ay duubto Albunkaa waxana ay ku duubaysa Dalka Colambia .


Shakiira oo halkaa ka soo jeeda ayaa bilowday qorshaha albunkaa cusub waxa ayna soo dhigtay Bogeeda Twitterka fariimo ay tageerayaasheeda ku ogaysiinayso in dhawaan albunka wilkeeda u qadayso soo saari doonto .

Malaayiin tageerayaasheeda ah ayaa Twitterka u dhigay fariima kala duwan waxa ayna ugu hablayayeen qorshahaa ay iminka rabto in ay ku tilbaasato Fanaanada Caanka ah ee caalamka tageerada kala dawn ku leh .

Shakiira ayaa wiilkaan Mila uu yahay cunugii ugu horeeyay ay ku curuto waxa ayna u dhshay Xiddiga Difaaca Kooxda Barcelona Garaad Bique kaa xariirkooda soo bilowday sanadii 2010 xili koobka aduunka lugu qabtay Dalka koofu Africa .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada