Sanjay Dutt oo loo ogolaaday Hal bil oo fasax ah si Aflaantiisa ku dhamaystiro

Sanjay Dutt oo loo ogolaaday Hal bil oo fasax ah si Aflaantiisa ku dhamaystiro

daajis.com:-Maxkamada sare ee Dalka Hindiya ayaa iyada oo tixgalinaysa dalabkiisii la xariiray in ay ogolaansho u siiyaan in uu soo dhamastiro mashaariic uu ku dhamaystiri laha Dhoor Filim oo soo jili lahaa .



Kidib dalabkii actarka ayaa lugu yiri qoraal la soo saaray waxa ay maxkamada ogolaatay in muda bil gudahooda ku soo damaystirto dhamaan Mashaariicdaa waxana taa walaac ka muujiyay soo sarayaasha Aflaanta .

Soo sarayaasha Aflaantaa ayaa u arka in aysan ku filnayn afar asbuuc in uu ku soo dhamaystiri karo dhamaan aflaanta waxa ayna maxkamada ku celiyaan qoraal kale oo looga dalbanayo in waqtiga loogu daro .

Sanjay Dutt ayaa wali baaqi ku sii ah Xabsiga laakiin waxaa laga yaaba in maxkamadu ay waqti kale u ogolaan doonto inkastoo uu haatan damiin lugu sii dayn doono waxana actarka loo haystaa qaraxyadii 1993dii ka dhacay Mumbai .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada