Shahrukh Khan oo Lacag ku darsaday Shirkad soo saarta Dharka oo ku taala Dalka Japan

Shahrukh Khan oo Lacag ku darsaday Shirkad soo saarta Dharka oo ku taala Dalka Japan

daajis.com:-Actarka Dhaqaalahiisa sii kobacayo ee Shahrukhan ayaa shar ka noqday shirkad dharka soo saarta oo ku taala Dalka Japaan kidib markii mudooyinkaa uu socdaal ku joogay Dalka Japaan .

Shahrukhan oo dhaqalahiisu sara kac samaynaya ayaa sii baahiyay dadaalada uu ku doonayo in uu ku abuuro fursado ganacsi oo dad badan ka faa,idaysan karaan waxana la tilmaamay in uu lacago shirkadaa ku kaabay .

Inkastoo dadaaladaa ay yihiin kuwa dad badan soo dhawayen ayaa hadana waxaa ku adkaan doonta ayay leyihiin dadka wax udrusa siduu joogta uga war hayan lahaa madaama uu yahay nin shaqeya oo howla badan horyalaan .

Ma ahan markii ugu horaysay ee uu lacago ku darsado shirkado nuucaan ah waxa uuna hada ka hor lacago ku darsaday Shirkad soo saarta Sibirka oo ku taala Dalka Chanaha hayeeshee tan ayaa mar kale qayb ka noqonaysa wax soo saarkiisa .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada