Shirkad soo saarta Dharka oo ku taala London oo kala xulanaysa ilaa 10 Hawayn ah oo Caan dunida ka ah

Shirkad soo saarta Dharka oo ku taala London oo kala xulanaysa ilaa 10 Hawayn ah oo Caan dunida ka ah

daajis.com:-Katie Price waxa ay ka mid tahay tartamayaasha Barnaamijkaa waxa ayna ku mashquulsan tahay waxa ay ku soo Bandhigi lahayd Bandhig lugu wado in uu ka dhaco asbuucaan gudahiisa Magaalada London.


Ku dhawaad 10 Hawayn ah ayaa ka qayb qadanaya Tartankaan waxaana ka soo muuqato Fanaanada Caanka ah Rihanna iyagoo la filayo in lugu tartasn siin Doono qaab dhismaydka jirka iyo satylka marka loo xiro dharka Shirkada rabto in loo xayaysiiyo oo Barnaamijkaa qabanaysa .

Irina Shayk oo ah Saxibta Xiddiga Kooxda Real Madrid C Ronaldo ayaa ka mid ah tartamayaasha waxana ay ka mid tahay dadka loo saadaalin karo in Fanaanada rihanna kaga guulaysan karaan Barnaamijka .

Adriana Lima oo ka soo jeeda Dalka Barziil ayaa ka mid ah iyo Anna Nicole Smith , Jessica Alba , Alessandra Ambrosio , Jennifer Nicole Lee , Victoria Silvstedt , Louise Glover, Rihana waxaana dhaman tartamayashaan la kala saari doonaa Asbuucaan gudahiisa .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada