Tusaale Qurxoon ka qaado xiddigihii beri samaadki.

Tusaale Qurxoon ka qaado xiddigihii beri samaadki.

daajis.com:- Sawiradaan xusuusta iyo qiimeynta mudan, waxa ay muujinayaan ixtiraamka iyo kal gacalka ka dhexeeya fanaaniintii hore, waxaana la dhihi karaa waa mid tusaale u noqon kara xiddigaha maanta jira.

Sawiradaan ayaa kamid ahaa kuwo laga qabtay xaflad abaalmarin lagu gudoonsiinayay fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cabduqadir Cumar Macalin Jubba, waxeyna ka dhacday cariga Mareykanka, iyadoo Jubba si faraxad leh mar qura dhulka uga qaaday fanaanada Luul Jeylaani oo kamida kuwa ugu caansan xiddigihii beri samaadki, gaarahaan dhanka Banaadiriga.

Dad badan ayaa muuqaalka sawirkaan ku tilmaamay mid muujinaya kal gacalka ka dhxeeya fanaaniintii hore, waxaana ka muuqda sawrika fanaaniin kale oo iyaguna kasoo qeyb galay maamuuska Jubba waxaana kamida Hiba Nuura iyo qaar kale.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada