Daawo muuqaal cusub ay kuwada jiraan Akon iyo Tamer Hosny.

Daawo muuqaal cusub ay kuwada jiraan Akon iyo Tamer Hosny.


daajis.com:- Fanaanka reer Masar ee Tamer Hosny ayaa Internetka ku faaniyay muuqaalka heesta "Welcome To The Life", waxaana kula jira heesta xiddiga caalamigaa ee Akon.

Tamer Hosny oo muuqaalkaan soo dhigay Youtube-ka, ayaa waxaa kale oo ku jira Tababer uu siinayo Akon oo dhanka heesaha carabiga ah. 


Waxaa xusid mudan in Tamer Hosny  hada ku suganyahay cariga Mareykanka halkaas oo uu u joogo heeso duubis iyo inuu ka fuliyo mashaariic cusub oo dhanka fanka ah.

Halkaan ka daawo muuqaalka labada fanaan ee Akon iyo Hosny.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada