3 Arimood hadaad leedahay Raaliyo ayaad tahay

3 Arimood hadaad leedahay Raaliyo ayaad tahay

daajis.com:-Marka la joogo Xulashada Gabdhaha waxa ay Raggu inta badan isku mashquuliyaan waxyaabo aad daciif u ah iyagoona doonaya ineey beri xaaskaskoodu u noqdaan kuwa Raaliyo ah.

Gabadha Raaliyada ahi waa mid waxyaabo aad u badan laga fiirsho balse waxaan soo xulanayaa qaar kamid ah tilmaamaha lagu garan karo inkastoo aysan intaani ku ekeen.

Gabadhu hadii ay tahay Ahlu kheyr jecel ineey mar waliba dadka farto wanaaga saaxiib la’ah gabdhaha wanaagsan waa mid Allah quluubteedu galiyey Baarinimo iyo Jilicsanaan ay adiga kuu jajabantahay.

Hadi ay tahay gabadh aanan sidaasi u xanaaq badneen waji fur furan jecelna ineey kusoo jiidato Ogoow gabadhaan hadii aad Jaceyl sax ah siiso waxa ay tahay gabadh Raaliyo ah.

Tan ugu danbeeyso waa in Gabadhaasi noqotaa mid aad u xishood badan haasaawahiinana qarisa waxyaabaha aad u sheegto ma ahan gabadh kala tashato arimaha aad kuwada sheekeysataan dad kale fikrad kalana kuulama imaato Ogoow Waa raaliyo biyo aan marine.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada