Ajaaniib Ka Kala Socota Afrika, Yurub iyo Eeshiya Oo Shaqo U Soo Doontay Muqdisho (Video)

Ajaaniib Ka Kala Socota Afrika, Yurub iyo Eeshiya Oo Shaqo U Soo Doontay Muqdisho (Video)

daajis.com:- Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa sheegtay in 900 oo ajaaniib ah oo shaqo doon ah in ay ku sugan yihiin Muqdisho, kuwaasi oo howlo kala duwan u jooga magaalada.
Waxayna Dowladda ay arintan ka soo saartay amaro adag oo ku socda ajaaniibta shaqo doonka ah ee ka yimaada dalalka Afrika, Yurub iyo Eeshiya.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Dowlada Ay Digniinta Ku Soo Saartay

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada