Amitabh Bachchan oo ka Gaabsaday in uu sheego xiliga uu ka fadhiisan doono soo saarista Aflaanta

Amitabh Bachchan oo ka Gaabsaday in uu sheego xiliga uu ka fadhiisan doono soo saarista Aflaanta

daajis.com:-Actarka Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Amitabh Bachchan ayaa ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo xiliga qorshahiisa uu yahay in uu ka fadhiisto gabi ahaanba soo saarista Aflaanta Hindigaa .

Waxa uu sheegay in uusan wali qorshaysan in uu ka fadhiisto samaynta aflaanta oo uu sheegay in ay tahay xirfad qofkii u bartaa aan dayan Karin waxa uuna ka gaabsaday in uu sheego xiliga kama danbaystaa ee uu fadhisan doono .

Amitabh Bachchan ayaa ka soo muuqday Shaashadaha muda waana actarka ugu wayn Actarada Hindiya islamarkaana loogu jacayl yahay aflaantisa asaga oo Soomaalida u taqaano Cali Dheere .
Dhawaan ayuu sheegay in uu soo wado Filim u sameeyay wiilkiisa waxa uuna tilmaamay in uu Filimkaa yahay mid qorshaha uu ahaa in xili hore la soo saaro laakiin uu hada dib uga dhacay .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada