Madhuri Dixit oo Saif Ali Khan ka dalbatay in uu la soo jilo Filim jacayl ah oo ay soo wado

Madhuri Dixit oo Saif Ali Khan ka dalbatay in uu la soo jilo Filim jacayl ah oo ay soo wado

daajis.com:-Actarka Saif Ali khan waa actar wayn waa ay jiraan actaro waa wayn oo sumacad iyo tageera ku leh Bollywoodka laaakiin aniga waxaan ka helaa Saif Ali khan soo sarahana waa igula taliyay ayay tiri Mashuri.

Madhuri oo marti ku ahayd Barnaamij looga faaloodo Actarada Hindiya oo ka baxa TV star ayaa tilmaamtay in dalab u dirtay Actarka Saif Ali Khan oo ay aad uga hesho Filimaantiisa .

Waxaan u diray codsi laakiin wali wax jawaab ah kama hayo xitaa soo saaraha Filimkaa waxa uu u diray fariin laakiin waxaan u malaynayaa waxa uu amshquul ku yahay aflaan kale oo soo saare ka yahay ayay tiri madhuri .

Saif Ali khan ayaa soo wada Filimkisa cusub ee laga daba dhacay waxana uu filimkaa qorshaha uu yahay in dhawaan la sii daayo kaa oo noqday Filimkii ugu dalabka badnaa saga oo aan wali Bollywoodka soo gaarin .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada