Hees cusub oo ay Farxiya Fiska iyo Nimca Yaasiin si kulul isugu jawaabayaan ayagoo kala matalaya Somalia iyo Somaliland Daawo

Hees cusub oo ay Farxiya Fiska iyo Nimca Yaasiin si kulul isugu jawaabayaan ayagoo kala matalaya Somalia iyo Somaliland Daawo

daajis.com:-Fanaaniinta Farxiyo Fiska Iyo Nimco Yaasiin Ayaa Soo qaday Hees Cusub oo Loogu Magacdaray ” Heestaan Ayaa wadata Miro Aad u Macaan oo Ka Tarjumaya Soomaaliya Midnimadeeda Qiimaha ay Leedahay Iyo Doorka Kaga aadan maamulka Somaliland In ay Uga Qayb qaataan Isku Keenida Shanta Soomaaliya.

Labada Fanaan Waxay Kala Matalayaan Somalia Iyo Somalia Farxiyo Fiska Waxay Matalaysaa Soomaaliya Halka Nimco Yaasiina Ay Matalayso Soomaaliland.

Erayada Heestaan Waxaa Alifay Abwaan Baashe Cilmi Sacmaal Laxankana Waxaa Raaciyay Xasan Kaban leh Muusikada Waa Qaasin Karaama.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada