Angelina Jolie Habaryarteed oo Kansar u geeriyootay.

Angelina Jolie Habaryarteed oo Kansar u geeriyootay.

daajis.com:-Maalmo yar kadib markii ay iska saartay atarishada caanka ah ee Angelina labadeeda naas, kadib markay iskaga shakisay kansanrka naasaha ku dhacaya, ayaa waxaa cudurkaan u geeriyootay habaryarteed.

Afayeen ku hadlay afka Isbitaal ku yaal magaalada California, ayaa xaqeejiyay in Angelina habaryarteed cudurka kansarka u geeriyootay maalintii shalay, arintaan ayaa kusoo aaday labo isbuuc kadib markii Jolie iska saartay labada naas. 

"Debbie Martin oo ah da'da ka yar hooyada dhashay Angelina ayaa sanadkeedu eheed 61-jir, iyadoo la ogyahay in 2007-di hoyada dhashay Angelina ay u geeriyooday cudurkaan dilaaga ah ee Kansarka.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada