Arimo Qalbiga Ninka Jibiya !! Gabaryaheey Taxadar Ka Yeelo 3-aad Arin.

Arimo Qalbiga Ninka Jibiya !! Gabaryaheey Taxadar Ka Yeelo 3-aad Arin.

daajis.com:-Arimo badan ayaa ninka qalbiga ka jibiya taas oo keeni karta in aad ku weyso jaceylkii uu ka hayay hadaba arimahaan il gaar ah isaga yeelo .

Beenta : Ma aha been aad ku qarineyso hinaasahaada ama in aad isaga u careysan tahay ee waa in qodobada xariirkiina jaceylka in aad been ku dhisto ogoow xariirka jaceyl ee guuleystay waa midka ku taagan runta iyo saxaaradda daajis waxa ay ku leedahay u sheeg sirtaada si xariirkiina wadada toosan uu u hayo .
Bixitaan : Ka digtoonoow in haddii ay dhacdo in aad xoogaa is qilaaftaan in aad ka tagto guriga ama in aad go`aansato in aad u wareegto magaalo kale , ragga ma jecla mana ogalaadaan in haweenkooda ka maqnaadaan , waxa uu dareemayaa bah dil iyo in uu qiimo laheyn .
Isla Weynida ” tan waa midda ugu daran , qalbiga ninkana hal mar ayay jibineysaa , haween badan ayaa iska dhaadhciya in kibirka ay ku kasabaanayan qalbiga ninka waa been iyo qiyaali ay iska dhaadhiciyeen .
Arintaan isla weynida waxa ay qubarada daajis ku leeyihiin waxa ay soconeysaa xilliga is barashada ee gabaryaheey arimahaan taxadar u yeelo.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada