Axmed Naaji oo hees cusub ka sameeyay kufsiga hablaha Somaliyeed+video.

Axmed Naaji oo hees cusub ka sameeyay kufsiga hablaha Somaliyeed+video.

daajis.com:-Fanaanka rug cadaaga ah ee ku caan baxay baraarujinka umada Soomaaliyeed ee Axmed Naaji Sacad, ayaa soo saaray muuqaalka hees cusub oo uu kaga hadlayo kufsiga lagu haayo dumarka Soomalida oo lagu magacaabo "Waryooh Ka Joog".

Al Fanaan Axmed Naaji ayaa ragga hablaha kufsada uga digay iney joojiyaan waxyaabaha xun xun eey kula kacayaan hablaha, isagoona xusuusiyay in habluhu yihiin wax la dhashay, dhalay, una dhexeen. 


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada