Beyonce oo xayeysiimo qiimo leh u sameysay shirkado badan sanadkaan daawo

Beyonce oo xayeysiimo qiimo leh u sameysay shirkado badan sanadkaan daawo

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee reer Ameerika ah milyanaardiga Beyoncé Giselle Knowles ayaa sanadkaan waxay sameysay sedex xayeeysiin ama ii dheh oo aad qurxoon iyadoo ay heshiisyo kala gooni ah la gashay shirkadahaan oo kala ah shirkadda Pepsi, shirkadda o2 oo ah shirkad isgaarsiin iyo dukaanka caan ka ee dharka iyo waxyaabaha udgoonka ah sameeya ee H&M.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada