Biriq ku dhacday xarun Xaflad ka socotay oo dalka Jarmalka ku taal & Goobtii oo lagu kala cararay (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Biriq ku dhacday xarun Xaflad ka socotay oo dalka Jarmalka ku taal & Goobtii oo lagu kala cararay (Daawo Muuqaal+Warbixin)

daajis.com:-Goob xaflad iyo dabaaldeg balaaran ay ka socotay kuna taal gudaha dalka Germany ayaa mar quraa lagu kala cararay ka dib markii Biriq cirka ka soo dhacday ay ku habsatay goobtii xaflada iyo Damaashaadka uu ka socday 


40 Qof ayaa dhaawacyo culus soo gaareen waxeeyna Biriqdii halkaas ku dhacday jar jartay qaar ka mid ah geedihii xaruntaas ku yaalay. Ciidamada gurmadka deg dega ah ayaa goobtaas gaaray waxaana dadkii dhibaatada soo gaartay lagu daabulay Diyaarado Helikoptaro ah. 

Dhegaha dadka Caalamka ayaa inta badan maqlo meel la qarxiyay ama Madaafiic ku habsatay balse waa markii ugu horeeysay oo ay Biriq cirka ka timid ay kala buriso dad xaflad ku dhiganayay mid ka mid ah dalalka Dunida ugu Nabada wanaagsan. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada