Brad Pitt: Cabtooy ayaan ahaa marki aan guursanayay Jennifer Aniston.

Brad Pitt: Cabtooy ayaan ahaa marki aan guursanayay Jennifer Aniston.

daajis.com:-Jilaaga caanka ah ee Hollywoodka Brad Pitt ayaa ka sheekeeyay xiligii uu guursanahay Jennifer Aniston iyo xaaladiisu sida ay eheed, isagoo tilmaamay in xiligaas uu ka dambeeyay cabista daroogada.

Brad ayaa yiri 7-sano oon qabay Jennifer Aniston nolosheydu waxa ay eheed mid mugdi ah oo u go'day daroogo,isagoo intaas raaciyay in ay saaxibo isku fiican yihiin Aniston laakiin guurkoodu uu ahaa mid mugdi ah.  

Mr Pitt ayaa tilmaamay inuu masuuliyad dareemay markii uu guursaday Angelina Jolie balse wixii xiligaas ka horeeyay uu ahaa mid xitaa naftiisa dhib ku haya, wax kasto oo ka dhaca guriga ama ciyaalku sameeyaan wan ku farxaa xiligaan ayuu yiri Brad.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada