Ranbir iyo Deedika oo u diyaar garoobaya sii deynta filimkooda

Ranbir iyo Deedika oo u diyaar garoobaya sii deynta filimkooda

daajis.com:-Xiddigaha Bollywoodka ee Ranbir Kapoor iyo Deedikaa Padukone ayaa diyaar garow ugu jira sii deynta filmkooda cusub ee " Yeh Jawaani Hai Deewani", kaas oo la filayo in dhamaadka bishaan May lasii daayo.

Deepika ayaa daaha ka qaaday iney ku raaxeysatay la shaqeynta jaceylkeedi hore ee Ranbir Kapoor. 

Labadaan jilaa ayaa leysku xantaa in weli jaceyl ka dhexeeyo laakiin lagama haayo wax cadeyn ah dhankooda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada