Calaamadaha lagu Garto Ninka Bakhiilka Ee Gabaryaheey Indhaha Kala Fur .

Calaamadaha lagu Garto Ninka Bakhiilka Ee Gabaryaheey Indhaha Kala Fur .

daajis.com:-Ninka leh calaamadaha bakhiilnimo waa tilmaan midda ugu xun ee ay haweenka ka cararaan , waxaan halkaan ku haynaa tilmaamaha lagu garto bakhiilka ee inta nolosha haasaawaha ku jirtaan il gaar ah isaga yeelo .

* Marka uu gurigiina imaanayo marka ugu horeeysa ama inta uu ku soo laa-laabanayo ma arkeysid isaga oo wada hadiyad ama shey muujinaya ixtiraamka uu u hayo asxaabta guriga .
* Xilliyada munaasabadaha ma keeno hadiyad , tusaale xilliyada ciidaha .
* Waxaa uu ka cararaa wax bixinta illaa xad , mararka qaar waxaad arkeysaa isaga oo dadka ku dhiira gilinaya bakhiilnimo.
* Waxa uu ka hadlaa shaqooyin iyo wax qabad uu sameynayo balse dhab ahaan uusan sameyneyn.
* Ma Daneeyo cunooyinka wanaagsan mana ku raaxeysto cunisteeda.
* Mararka qaar dan kama laha heerka labiskiisa .
* Cunooyinka raqiiska ayuu aad u jecelayahy .
Gabaryahey waa muhiim hadaad hayso calaamado kale oo lagu garto ninka bakhiilka si gabdhaha kale uga foojignaadaan qeybta fikradaha ku soo qor .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada