Sidee Gabarta Uga Dhigi Kartaa Mid Aan Ku Iloobeyn ? Arimahaan Bani`aadanimada Fiiri .

Sidee Gabarta Uga Dhigi Kartaa Mid Aan Ku Iloobeyn ? Arimahaan Bani`aadanimada Fiiri .

daajis.com:-Tani waa wadooyinka wadada ugu sahlan ee ka yeeleysa gabarta mid kaa fikireysa , ma aha arintaan sixir balse waa wadooyin bani`aadanimo oo uu qofka u sameyn karo qofka uu jecel yahay !.

* Ninka ilaaliya dareemaheeda isla markaana ka buuxiya kalgaceyl .
* Ninka u jilicsan kuna kalsoon naftiisa .
* Ninka hadalka macaan , aadabta wanaagsan leh .
* Ninka ka dhar jiya sheekooyinka kalgaceylka .
* Ninka marka ay wada joogaan si fog u eega indhaheeda.
* Ninka qadiraya dareemaheeda , lana xanuunsada xilliga ay murageysan tahay .
* Ninka Dhageysta oo tix giliya ra`yigeeda .
* Ninka cafiya qaladaadkeeda yar yar .
* Ninka dhagaheeda ka buuxiya maqalka erayada macaan ee jaceylka .
* Midka farxa marka ay faraxsan tahay marka ay murageysan tahay la qabo xanuunkaas isla markaana garab taagan .
* Midka ay u dareemeyso in uu doonayo in mar waliba garabkeeda ahaado .
* Ninka ku faana una arka in ay tahay dhameymantiisa .
* Ninka fursad u siiya in sirtiisa kala qeyb qaadato.
* Ninka ay ilamadiisa aragto ee aan ka qarin .
Waa Muhiim Fikirkaada ku aadan arimahaan iyo hadii ay jiraan tilmaamo kale si looga faa`ideysto.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada