Cayaaryahan Muslin ah oo diiday inuu Qamri saaxiibadiisa ula dabaal dego munaasabadii farxadda koobka(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Cayaaryahan Muslin ah oo diiday inuu Qamri saaxiibadiisa ula dabaal dego munaasabadii farxadda koobka(Daawo Muuqaal+Warbixin)

daajis.com:-Kadib markii ay kooxda Bayern Munchen hanatay koobkii horyaalka jarmalka ayaa waxay bilaabeen taageerayaasha iyo cayaartoyda kooxda sida caadada u ahaydba inay u dabaal dagaan farxaddii koobka u soo hoyatay.

Waxaa ka mid ah ciyaartoyda kooxda ugu caansan ciyaaryahanka rer France Frank Ribery oo ah ah cayaaryahan muslin ah, kuna dhaqma diinta markii ay bilabatay xafladda dabaaldega ayaa ka cararay si aysan u gaarin qamriga xoortiisa, asagoo ixtiraamayo diinta Islaamka, laakin ma uusan ku guuleysan, ugu dambeyntii orod dheer kadib ayaa saaxiibadiisa waxay la heleen fursad waxayna ku daadiyeen qamri fara badan, asagoona raali ka ahayn falka ay kula keceen.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada