Daawo Sawirada Cunug 7 bil jira oo baranaya xiraf layaab

Daawo Sawirada Cunug 7 bil jira oo baranaya xiraf layaab

daajis.com:-Dadaal iyo Juhdi badan oo ay wadaan waalidka dhalay dhalaankani yar ayaa si aad ah ula jeclaaday in eey xirfada uu isagu inta badan ka helo in ay kula dadaalaan sidii uu ula qabsan lahaa yaraantiisa.

Xirfadani oo ah mida lagu tartamo ee bada lagula sameeyo ayuu cunugani farxad tii ugu danbeysay ka qaadaa mararka uu sameeynayo.

Waalidka cunugani oo sharaxaya dabeecadaha muluqa ayaa sheegay in uu in badan ka maskax furan yahay midka jira 7 sano iyo ka badan waayo waxa uu leeyahay dhaqamada dadka waaweeyn.r

7 bil jirkaan oo run ahaantii ka yaabiyey dadka ayaan si aan caadi ahyn ugu dhex baashaalaya xeebaha magaalooyinka uu ku nool yahay



Sawirada Hoos ka daawo :
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com





Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada