Daawo Sawirada Dibad baxyo Looga Soo Horjeedo Mowshin ka dhan ah xukuumada Soomaaliya oo ka Dhacay Muqdisho!!

Daawo Sawirada Dibad baxyo Looga Soo Horjeedo Mowshin ka dhan ah xukuumada Soomaaliya oo ka Dhacay Muqdisho!!

daajis.com:-Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha u ah caasiamada dalka Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan lagu arkayaa dibad baxayaal marba marka ka danbeysa soo badanaya oo ku dhawaaqaya dowlad diid doonimeyno.

Dibada baxayaasha oo u badan caruur iyo haween ayaa waxa ay si aad uga soo hor-jeedaan Mowshin ka dhan ah xukuumada Soomaaliya oo ay gudbiyeen xildhibaano Soomaaliyeed inkasta oo qaarkood markii danbe ay ka tanaasuleen arinkaasi.

Banaan baxaan oo ah mid si nabad ah ku bilaawday ayaa waxa lafilayaa in uu magaalada dhan saameeyo inkasta oo aan la ogeyn xildhibanada Mowshinka wadaahi waxa uu ka tari karo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com

















Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada