Daawo Sawirada Muuqaalka Quruxda Badan ee Magaalada Kismaayo oo Xiligan lala indho daraandarayo

Daawo Sawirada Muuqaalka Quruxda Badan ee Magaalada Kismaayo oo Xiligan lala indho daraandarayo

daajis.com:-Maaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose waa Magaalo aad u qurux badan inta badana ka badbaaday bur burkii dalka hareeyay inkastoo marar badan ee ka dhaceen dagaalo gacmo kala duwana ee gacanta u gashay Magaalada.

Magaalada ayaana u muuqatay sanafihii ugu dambeeyay mid kasoo kabsaneesay waxyeeladii ee reebeen dagaaladii sukeeye waxaana xiligan ka jira Hor maro dhinacyo badan ah inkastoo hada Magaalada ay qasayaan siyaasiyiin siyaasado kala duwan qabiilna hugsan wata.

Kismaayo hada waxaa laga cabsi qabaa in mar kale dib ugu laabato waayihii Mugdiga ahaa maadaama ee Magaalada ka jiraan Siyaasiyiin kaligood ismagacaabay nin kastana uu sheeganayo Madaxweynaha Jubaland State taa oo laga cabsi qabo in saameyn ku yeelato xasiloonida Magaalada .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com













Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada