Daawo Sawirada taliyaal cusub oo loo magacaabay qaar kamid ah saldhigyada Muqdisho.

Daawo Sawirada taliyaal cusub oo loo magacaabay qaar kamid ah saldhigyada Muqdisho.

daajis.com:-Iyada oo dowlada Soomaaliya ay dooneyso in ay wax badan ka qabato dhanka amaanka ayeey dar dar gelineysa barnaamijyadii lagu gaari lahaa hadafkaasi oo ay kamid yihiin in ay bedesho inta badan hogaankii ciidanka.

Dhawaan waxaa taliyaal cusub loo magacaabay saldhigyada degmooyinka Deyniile iyo Warta-nabada.

Taliyaha saldhigga Degmada Deyniille ayaa waxaa loo magacaabay Maxamuud Axmed Maxamed iyada taliyaha Police-ka Warta-nabada loo magacaabay Cabdi Qani Axmed Gacal.

Magacaabista taliyaashaan ayaa waxa ay qeyb ka tahay howlaha dowlada Soomaaliya ay ku dar dar gelineyso mid kamid ah lixdii tiir ee madaxewynaha Soomaaliya uu soo saaray.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com






Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada