Daawo Tuug Aan Xariif Aheyn Waxa Uu Sameeyay Markii Camerada Qabatay.

Daawo Tuug Aan Xariif Aheyn Waxa Uu Sameeyay Markii Camerada Qabatay.

daajis.com:-Tuugga xariifka ah waligiis ma waayo in uu sameeyo farsamo , wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Mareykanka kuna nool magaalada Slidell ee gobolka Louisiana kaasi oo aan waligiis sameeyn fal xatooyo ah noloshiisa ayaa markii uu gaaray goobtii falka xatooyda uu ka geysanayay ayuu soo xasuustay in wajiga uusan soo daboolan oo uusan u qarsaneyn .

Bogga Metro ee laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa soo qaatay Richard Boudreau oo 23-sano jir ah oo qorsheynaya in uu lacag ka xado oo uu kala baxo qansnada Hotel laga cunteeyo oo uu horay uga soo shaqeyay balse markii uu goobto soo gaaray waxa uu xasuustay in qalabka Camero-da ku xeran yihiin halka isagana uu wajiga u daboolneyn .
Kaliyana waxa uu haystay il biriqsiyo si arintaas uu u xaliyo markaas ayuu madax surtay wadaan balse nasiib daro shaxdaas ku dhalatay waxa uu gaaray watqi dambe oo mid ka mid ah kaamirooyinka ay wajigiisa qabatay , iyadoo Boliska ay soo saareen ninkaas oo ay saldhigg geeyeen .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada