DAAWO VIDEO: Shirgado Waa Weyn Oo Mareeykan Laga Leeyahay Oo Ka Howl Gala Muqdisho

DAAWO VIDEO: Shirgado Waa Weyn Oo Mareeykan Laga Leeyahay Oo Ka Howl Gala Muqdisho

daajis.com:-Magaalada Muqdisho ayaa wax u furmay bog cusub, maalinba maalinta ka dambeysa arrimuhu way soo hagaagayaan, waxaana haatan halkaas ka jira horumar dhan walba ah.

Ganacsiga magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu yahay mid soo kobcaya. Waxaa jira maalin fara badan oo lagu sameeyay ganacsiga Muqdisho taasoo ay sameeyeen shirgado, shaqsiyaad iyo weliba dawlado. Muqdisho ayaa hataan waxaa ka howl shirgado waa weyn oo caalami ah.

Michael Stock waa ganacsade weyn oo u dhashay dalka Mareeykanka waxaana uu iska leeyahay shirgad weyn oo dhanka dhismaha ah oo wadamo badan ka howl gasha. Shirgadiisa ayaa ka howl biloowday Muqdisho waxayna dhismayaal casri ka wadaa halkaasi iyadoo qaarkoo ay gaba-gabo ku dhawyihiin.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada