Dadnimadada ha u dhaawicin qof aan mudneyn (talooyin muhiim u ah qof walbo )

Dadnimadada ha u dhaawicin qof aan mudneyn (talooyin muhiim u ah qof walbo )

daajis.com:-Dadka ma sina qof waliba dabci u gaar ah ayuu alle siiyey waxaana lagaaga bahanyahay in aad qof walbo sidiisa kula dhaqanto hadaba daajis waxay kusoo gudbineysaa talooyin muhiim kuu ah oo ku anfici doono.

Qof walbo oo hadal kugu soo tuuro ma mudno in loo jawaabo qof walbana waxa ay leedahay hab ku haboon oo jawaabtiisa loo siiyo .

Haddii qof doqon ah uu aflagaado kuu geysto jawaab waxaa igu filan in aad ku qososho kana socoto adigoo qalbiga wax yar aan ugu qaadin waayo si wanaagsan ayaad uga dharagsantahay waxa aa tahay iyo ruuxa ku gafayo qofka uu yahay .

Haddii xaasid cuqdad qaba uu jees jees iyo aflagaado iskuugu kaa daaro afkaaga ha u furin keliya u dhoola cadey taas ayaa jawaab ugu filan isla markaan yaxyax iyo qalbi jab ku noqon doonto waxa uuna kuu fahmi doonaa qof in badan ka heer sareeyo oo uu san gaari karin .

Haddii qof nayad jab u saxiib ah kugu dhaga hadlo jawaab uga dhig waqtiga ayaa noo kala cadeyn doono labadeena qofka saxan taas adiga ayey dhiira gelin kuu noqon doontaaa oo waxaa ku dadaali doonto sidii aad qofkaas u tusi lahayd waxaa tahay waxaadna noqon doontaa qof tartan buuxo ku jira .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada