Taladaan haddii aad qaadato weligaa jaceyl dhaawac makuu geysan doono .

Taladaan haddii aad qaadato weligaa jaceyl dhaawac makuu geysan doono .

daajis.com:-Maahmaah soomaaliyeed ayaa ahayd “dad iyo duurba wax kasto ayaa laga fishaa ” hada daajis waxay kaaga digeysaa kalsoonida xad dhaafka ah iyo weliba jaceylka xad dhaafka ah .

Suubanaheen (NNKH) ayaa ka digay in qof si xad dhaaf ah loo jeclaado ama loo naco waayo waxaa suura gal ahay qofkii aad xad dhaafka u jecleyd in uu cadaw kugu noqdo , sidoo kale kii aad xad dhaafka u necbeyd ayaa suura gal ah in uu saxiib dhaw kuu noqdo .

Qofna xad dhaaf ah u jeclaan macnaheeda ma ahan qofka aad wacadka gasheen balantii uga bax inta hawada wax kuu suureyso wanaaji qofka aad isjeceshihiin inta aad awoodo una muuji in aad jaceyl daran qalbiga ugu heyso , lakiin naftaada u sheeg oo ka dhaadhici in ay ku xisaabtanto in qofkan uu nici karo amaba uu ifka iyadoo nool ka rawixi karo .

Muhiimada laga leeyahay taladaan ayaa ah in laga foojignaado qatar ku timaado qalbigaaga ama nafsadaada waxaana xaqiiqo ah in qof walbo oo taladan si toos ah u qaato uu ka badbaadi doono dhibka ay la kulmaan dadka jaceylka lagu cidleeyo amaba la qiyaano .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada