Dalka Radio oo ka farxiyay Shacabka shaqeeya ee ku nool dalalka Yurub, USA & Canada (Akhri sababta Farxadda) !!

Dalka Radio oo ka farxiyay Shacabka shaqeeya ee ku nool dalalka Yurub, USA & Canada (Akhri sababta Farxadda) !!

daajis.com:-Shacabka Soomaaliyeed kuwooda ku nool dalalka Yurub, Mareeykanka iyo Canada ayaa waxa ay heleen fursad muhiim ah oo aan horay loo arag kuwaas oo kaga faadideeysan kara si fudud.

Barnaamishyada xiisaha badan ee ka baxa Idaacada Dalka Radio ayaa dadka ay dhaafaan waxa ay si ku celis ah kaga bogan karaan Telfoonkooda gacanta iyaga oo is ticmaalaya kuwooda jooga dalalka USA iyo Canada furaha ah +18572320129.

Sidoo kale Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada Yurub ayaa Barnaamishyada iyo Wararka dhaafa ee Idaacada Dalka Radio waxa ay ku celis ahaan si toos ah uga dhageeysan karaan Telfoonkooda gacanta iyaga oo isticmaalaya Furaha ah : +442035197153.

Fursadaan qaaliga ah waxaa ku farxi doona inta badan dadka shaqeeya ee waqtiga uusan u saamixi karin la socoshada Aqbaaraadka gudaha dalka iyo Dibadaba, balse iminka Shacabkaan ayaa Telefoonadooda gacanta kala socon kara wararkii ugu dambeeyay ee dalka & Dibadaba oo si hufan looga bartay idaacada Dalka Radio .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada