Wiil yar oo Turki ah oo Faankii dhalinyarada Yurub & Mareeykanka meel saaray (Daawo Mucjisadaan+Warbixin) !!

Wiil yar oo Turki ah oo Faankii dhalinyarada Yurub & Mareeykanka meel saaray (Daawo Mucjisadaan+Warbixin) !!

daajis.com:-Wiil aad u yar una dhashay dalka Turkiga ayaa ka yaabsaday Caalamka oo idil ka dib markii uu la soo baxay awood ka tayo badan farsamo ay ku faani jireen Dhalinyarada Mareeykanka iyo kuwa qaarada Yurub. 



Wiilkaan yar ayaa Dheel qoob ka cayaar ah uga yaabsaday Caalamka oo idil kaas oo marka uu dheelayo ama Maslaxa soo fuulo mar quraah dadka ku qasabta inay fadhiga ka wada kacaan kuna fiirsadaan Niikadiisa cajiibka ah iyaga oo taagan waliba sacbinaya. 

Dhalinyarada ku nool wadamada Yurub iyo Mareeykanka ayaa dheesha nuucaan ah waxa ay u soo maraan Iskuul lagu soo barto niikada balse Wiilkaan yar ee u dhashay dalka Turkiga ayaa waxaa la shaaciyay inuu dheeshaan ku soo bartay Qolka gurigiisa . 

Dadka qiimeeya Niikada iyo dheesha cajiibka ah ee ku nool wadamada Yurub iyo Mareeykanka ayaa mar kasta xaqiro Dhalinyarada Turkiga ah ee mucjisadaan la timaada balse Wilkaan yar ayaa markaan lagu sheegay mid aan la xaqiri karin oo ku socda jidka Fanaankii weeynaa ee Michael Jackson. 

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada