David Beckham oo jili doona qeyb ka mid ah filmka Mission Impossible 5

David Beckham oo jili doona qeyb ka mid ah filmka Mission Impossible 5

daajis.com:-Cayaaryahankii hore David Beckham ayaa lagu wadaa inuu qeybo ka mid ah filmka caanbaxay ee Mission Impossible wax ka jilo sanadkaan.


Cayaaryahankii hore David Beckham ee dhawaan joojiyey ciyaaraha kubada cagta si uu waqti badan uu ula qaato carruurtiisa afarta ah iyo xaaskiisa ayaa qorsheynaaya inuu u wareego dhinaca jilida aflaanta .


David ayaa la sheegay inuu horey u gaaray doorka jilista aflaanta,laakin uu xilligan doorbiday inuu saaxiibkiis Tom Cruise la sameeyo filmkan,kaasoo sanadkaan la duubi doono qeybta shanaad ee Mission Impossible.

Marka loo eego ilo wareedyada America laba ama hal qeyb oo kamid ah filmkan ayuu cayaari doonaa David Beckham.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada