Fanaanka Justin Bieber oo looga yeeray Mar kale Maxkamada LA

Fanaanka Justin Bieber oo looga yeeray Mar kale Maxkamada LA

daajis.com:-Fanaanka da,da yare e justin Bieber ayaa looga yeeray Maxkamada LA kadib markii dacawdiisii xiliga loo qabtay in la furo uusan soo xaadarin waxana mar kale lugu celiyay dalabkaa loo diray .


Justin ayaa ka gaabsaday in uu faah fahin ka bixiyo arintaan waxana maxkamada u qabatay bisha Jun 13 keeda in uu Maxkamada soo xaadiro si dacawadiisa loo haysto loo dhagaysto.

Justin ayaa loo haystaa dilka gebdh yar oo 15 jir haayd taa oo la dilay 2008 waxana taagan wali dacawadii gebadha oo ay soo oogayaan eheladii Gebadha la dilay.


Hooyada Fanaanka Bieber ayaa Maxkamada ka dalbatay in Maxkamada ogolaato in magdhaw la siiyo ehelada Gebadha dacawadeeda wiilkeeda loo haysto.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada