DFS: 2-da Maamul ee Jubbaland Ma Aqoonsanin

DFS: 2-da Maamul ee Jubbaland Ma Aqoonsanin

daajis.com:-Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda ka soo korortay magalaada Kismaayo, kadib markii shalay shir magaaldasaasi  ka socday lagu doortay Sheikh Axmed Maxamuud Islaan (Axmed Madoobe) inuu yahay madaxwyenaha maamul-goboleedka Jubbaland, halka Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) uu isna sheegtay in loo doortay madaxweynaha maamulka Jubbaland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed oo shir jaraa’id oo uu kaga hadlayey xaaladda Kismaayo ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in dowladdu ay si rasmi ah kaga soo horjeedo maamuladii iska soo horjeeda ee shalay lagaga dhawaaqay magaalada Kismaayo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada