Mas ma cuntiin oo isku badashay Al Shabaab ma laqdiin & ciidamada Komaandooska Dawlada oo awood cusub la soo baxay.

Mas ma cuntiin oo isku badashay Al Shabaab ma laqdiin & ciidamada Komaandooska Dawlada oo awood cusub la soo baxay.

daajis.com:-Xeryaha lagu tababaro ciidamada Dawlada gaar ahaan kuwa Milatariga iyo Komaandooska ayaa maalmahaan dambe waxaa ka biloowday hala heeys cusub oo durbadiiba sababay inay u soo daawasho tagaan shacab aad u fara badan .

Xiliyadii Dawladii kacaanka ee General Maxamed Siyaad Barre Allaha u naxariistee iyo dagaalkii 77 ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ciidamada Milatariga xooga dalka waxaa hala heeys ama astaan u eheed oo aad loogu yaqaanay erayadaan " Mas ma cuntiin ? Haa, see u Cuntiin ? Ham "

Xeryaha lagu tababaro ciidamada Dawlada gaar ahaan kuwa Milatariga iyo Komaandooska ee ku yaala magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa maalmahaan dambe waxaa laga maqlayay hala hees cusub oo loo badalay si kale, waxeeyna ciidamada Dawlada ku dhawaaqayeen sidatan " Al Shabaab ma laqdiin ? Haa see u Laqdiin ? Ham "

Sanadihii ugu dambeeyay sida la wada ogsoon yahay maleeshiyaadka Al Shabaab maba dagaalamaan oo gobol iyo degmo kasta oo loogu tago weey iskaga baxaan inta aan la soo gaarin wuxuuna dagaalkooda ku soo aruuray kaliyah Qaraxyo iyo qaarajin qorsheeysan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada