Digniin lamaanaha kala fogow ka taxadara waxyaabahaan

Digniin lamaanaha kala fogow ka taxadara waxyaabahaan

daajis.com:-1- Haku qeylin lamanahaaga xitaa adigoo kula kaftamaa waayo dareenka aad qabto ma ogaan karo oo haddii aad la joogto wejigaaga ayuu ka aqrisan lahaaa .

2- iska jir in lagula isticmaali waxyaabaha aad ku xiriirtaan sida taleefanka Emailka , Facbook Iwm waayo waxaa suura gal adigoo ogeyn loo diro fariimo idin kala geeyo .

3- weligaa ha dhageysan war lagaaga sheego lamanahaaga xitaa haddii uu kuu sheego qof aad ku kalsoontahay waayo waxaa suura gal ah in qofka aad ku kalsoontahay ay asaga cadawgiisa tahay amaba ay dano kale ka leedahay kala geyntiina .

4- Haka nixin lamaanahaaga : dhib been ah ha u sheegan adigoo la kaftamaya ama waxyaabo kale uga doonaayo waayo waxaa laga yabaa in uu wel wel joogto ka dhigto adigoo waxba aan qaabin .


soo booqo www.daajis.com mar walbo si aad uga aqrisato macluumaad wax tar u leh nafsadada iyo mujtamaca intiisa kale ba sidoo kale ka aqriso qisooyin , sheekooyin jaceyl , geeraaro , Arimaha Bulshada, fariimo jaceyl oo dhaxal gal ah , iyo weliba wararkii u danbeeyey ee soomaaliya _____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada