Dowlada Soomaaliya oo Qaramada Midoobay ka raali galisay amar kasoo baxay Maamulka Somaliland

Dowlada Soomaaliya oo Qaramada Midoobay ka raali galisay amar kasoo baxay Maamulka Somaliland

daajis.com:-Wasiirka War-faafinta dowlada Federalka Soomaaliya Cabdullahi Ciilmooge Xirsi ayaa maanta soo saaraay war-saxaafadeed uu ku bixinayo raali gelin uu u dirayo Qaramada Midoobay.

Raali Gelintaan ayaa waxa ay tahay mid uu ka dhiibayo mamnuucidii diyaradaha Qaramada Midoobay looga sameeyay Garoomada Hargeysa iyo Berbera kadib markii dowlada Soomaaliya ay la wareegtay Kantaroolka hawada dalka oo wax badan gacanteda ka maqneyd.

Raali Galintaas oo laga soo Saaray Xafiiska Wasiirka War-faafinta dowlada Federalka Soomaaliya Cabdullahi Ciilmooge Xirsi ayaa u Qornayt Sida Soo socta 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada