Dumarka Muqdisho Oo La Barayo Qaabka Loola Dagaalamo Miinooyinka Dhulkana Looga Saaro Inta aysan Qasaaro Geysan(Daawo Muuqaal)

Dumarka Muqdisho Oo La Barayo Qaabka Loola Dagaalamo Miinooyinka Dhulkana Looga Saaro Inta aysan Qasaaro Geysan(Daawo Muuqaal)

daajis.com:-Dumarka Muqdisho Oo La Barayo Qaabka Loola Dagaalamo Miinooyinka Dhulkana Looga Saaro Inta aysan Qasaaro Geysan(Daawo Muuqaal)

Magaalada Muqdisho Waxaa aad ugu Badnaa Qarax-yada Ismiidaaminta iyo ah Kuwa Lagu Aaasayo Dhulka iyo Wadooyinka Dhinaceeda si loogu laayo buylshada muqdisho iyo madaxda dalka.

Dad badan ayaa ku dhintay Waxaase Jira Ka Hotag Badan oo La Sameeyay In ay arinkaan hagad ku yimaado lana cirib tito Dumarka somalida ah ee Ciidanka Ku Jir ayaa iminka loo Tababarayaa In Lala Dagaalamo Kuwa Aaasaya Miinooyinka Isla Markaana ayada oo aysan wax dhibatao ah geysan loo saaro marka miino dhulka lagu aaso.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada