Qaabka Loo Tababaro Ciidamada Qaranka Oo Muuqaal ah (Daawo Live)

Qaabka Loo Tababaro Ciidamada Qaranka Oo Muuqaal ah (Daawo Live)

daajis.com:-Ciidamada Police-ka Qaranka Somalia Waxaa Lagu Tababarayaa Qaar ka mid ah wadamada Caalamka iyo Kuwa Dariska ah Sida Jabuuti Ugandha iyo Tukiga Waxaana ay Qaataan Tababaro Heer Caalami ah Oo ay Ka Heleen Saraakiil Caaalami ah oo Bixneysa Tababarkaasi.

Tababarada ay qaataan Ciidanka qaranka waxaa ka mid ah,Sida Loo Bad Baadiyo Madaxda Dalka Hadii ay Ka Kulmaan Rabashado Dag dag, ah Sida Looga Hor Tago,Banaan Baxyada,Sida Loo Qabto Dadka Hubka Sharcidarada Qaata,Sida Loo Ogaado Goobaha Falal Dambiyaeedyada ka dhacaan.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada