Haka Xasdin Taladaada ,Qaali:- Wax Dhib Ah Oo Na Dhex Maray Ma Jiraan, Hadana Markaan Waco Telka Igama Qabanayo

Haka Xasdin Taladaada ,Qaali:- Wax Dhib Ah Oo Na Dhex Maray Ma Jiraan, Hadana Markaan Waco Telka Igama Qabanayo

daajis.com:-Ila Tali:- A/s Marka Hore Waan Ku Salamay Tala Celiye xaaji tahriib iyo ka howlgala yasha wabsetka daajis.com Salaan ka dib magaceygu waa Qaali abdi waxaan ku nolahay wadanka Holland waxaa igu kalifay in aan cabashadeyda kusoo ban dhigto arin yar oo nolasheyda ku so korortay horayna waxaa lo yiri fikrad ka maqan maan walal ka bey ku jirtaa marka waxa weeye waxaan donayaa in aad igu so birisid fikrad saliim ah.

waxanu mudo wada soconay wiil aanu xidhiidh laheyn mudadas oo gareysa hal sano iyo badh intaas aan wada soconay nama so kala dhex galin wax qilaaf ah waxaan aheyn labo ruux oo aad isku qadariya is jecel isku kalson aadna is kugu qanacsan wadankana waan isla jognaa marka waxa weeye cabashadeydu 4tii malmood eynu so dhafnay ayaan wax xidhiidh ah ka waayay hadii aan wacay telka kama jawabayo iguma so celinayo.

marka arintaan igu cusub ee aan xalka u la,ahay ayaan xalkeeda kaa donayaa ma xadhiidhkeygii halkan ban uga hadhaa mise xal aan xidhidh keygi 4 malmood wiqmay ban so ceshan karayaa xaaji tahriib walal taladada igu so saacid waxa aan arinkaa kaga tala galayo si dag dag ah walal wad mahad san tahay.
Talo Celin:-
W,s walaal Qaali Saalaanta aad Hawada Noosoo Marisay Mid lamid ah ayaan anaagana Ku Leenahay Naga Hano, Bacda Salaam, Talada aad Nasweydiisatay waa Mid aad u Fudud, Wiilkan Xiriirka Idinka Dhexeyay Ma Jira Wax Dhibaato ah oo idin Dhex Martay, sidoo kale ilaa Hada Kama Heysid Wax Jawaab ah oo uu ku Yiri aanu Xiriirka Halkaas Ku ekeyno.

Marka Adiga waxaa lagaaga Baahan yahay inaadan fududaan oo ad intii aad asaga ka arkeysid Waxa uu kuula imaanaya aad iska Sugtaa, Sababtoo ah Qofka wax walba ayaa Ku Dhici Kara, Marka ha Fududan sug Natiijada uu Kuula soo laabto, Kadibna ku Dhaqan Wixi kaaga soo Baxa.
Taladaas waxaa lasiiyay Khaali cabdi oo Talo Nasoo weydiisatay, Khaali sida ay sheegtay waxa ay ku sugan tahay wadanka Holland.
Talo Celin:-
W,s walaal Qaali Saalaanta aad Hawada Noosoo Marisay Mid lamid ah ayaan anaagana Ku Leenahay Naga Hano,
Bacda Salaam, Talada aad Nasweydiisatay waa Mid aad u Fudud, Wiilkan Xiriirka Idinka Dhexeyay Ma Jira Wax Dhibaato ah oo idin Dhex Martay, sidoo kale ilaa Hada Kama Heysid Wax Jawaab ah oo uu ku Yiri aanu Xiriirka Halkaas Ku ekeyno.

Marka Adiga waxaa lagaaga Baahan yahay inaadan fududaan oo ad intii aad asaga ka arkeysid Waxa uu kuula imaanaya aad iska Sugtaa, Sababtoo ah Qofka wax walba ayaa Ku Dhici Kara, Marka ha Fududan sug Natiijada uu Kuula soo laabto, Kadibna ku Dhaqan Wixi kaaga soo Baxa.
Taladaas waxaa lasiiyay Khaali cabdi oo Talo Nasoo weydiisatay, Khaali sida ay sheegtay waxa ay ku sugan tahay wadanka Holland.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada