Fanaanada Amina Dhool oo heshay lamaane ay nolosha la wadaagto + Video

Fanaanada Amina Dhool oo heshay lamaane ay nolosha la wadaagto + Video

daajis.com:-Fanaanada caanka ah Amina Cabdullaahi Cumar (Dhool) ayaa la sheegay in maanta uu meherkeedu ka dhacay magaalada London ee dalka Britian.

Amina Dhool ayaa gacaliyaheeda cusub magaciisa lagu soo koobay Mahdi.iyadoo aan war dheeri ah oo ku saabsan guurkeeda weli la soo bandhigin.

Fanaanada Amina Dhool oo caan ku ah cod u gaar ah iyo ciyaar qurux badan ayaa leh taageerayaal aad u fara badan oo dunida dacaladeeda ku nool,kasokow guurkeedan cusub fanaanada waxey leedahay dhowr carruur ah oo ay u dhashay fanaanka caanka ah Maxamed Axmed Kuluc, halkaas oo uu ka raacay magaca Amina Kuluc.

Hadaba bahda daajis.com oo isku duuban waxaan hambalyo kal iyo laab ah halkaan uga direynaa fanaanada iyo gacaliyaheeda waxaana leenahay isku waara, guurkii lagu nasto lagu nagaado.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada