Fanaanada Rihanna oo niyad jab ka muujisay Chirs Brwon

Fanaanada Rihanna oo niyad jab ka muujisay Chirs Brwon

daajis.com:-Fanaanada caanka ah Rihanna ayaa ku guuldaraysatay in ay soo ceshato Saxibkeed Chirs Brwon kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in dib u soo celiyeen xariirkooda saxibtii hore Karrueche.


Rihanna oo waraysi siisay Radar online waxa ay sheegtay in ay aad uga xun tahay in ay ku guul daraysato Chris Brwon ay dib u soo ceshato waxa ayna sheegtay in xaaladeeda ay tahay mid aan xiligaa la saadaalin Karin .

Rihanna oo Uur leh ayaa xariirka kala dhaxeeya Chirs Brown uu albaabka ka baxay kadib markii labadooda soo kala dhaxgalay khilaaf ka dhashay Rihanna oo maalin maalmaha ka mid ah baar ugu soo gashay Chirs iyada oo la socota Drake

Laakiin arintaa ayaa loo badinayaa in Chirs ka caraysiisay waxaana guul daraystay dhax dhaxaadin uu ka dhaxwaday Rihanna abahayd oo doonayay in uu isku soo celiyo balsa dadaalkaa ayaa guuldaraystay .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada