Fanaaniintii ugu badneyd oo xalay ka tumay arooska wiilka fanaanada Maryan Mursal + Video

Fanaaniintii ugu badneyd oo xalay ka tumay arooska wiilka fanaanada Maryan Mursal + Video

daajis.com:-Fanaaniin aad u tiro badan oo ah kuwa loogu jecel yahay dalka UK ayaa xalay wacdaro ka dhigay arooska Kulmiye Ismaaciil oo ah wiil ay dhashay Fanaanada caanka ah Maryan Mursal.

Xaflada arooska oo aheyd mid si casri ah loo soo qabanqaabiyey ayaa la sheegay in ay isugu yimaadeen fanaaniin ay ka mid ahaayeen Maxamed Axmed Qoomaal, Cabdirahmaan Gaas,Amina Dhool, Cabdirisaaq Gaadaco, Feynuus sheekh Dahir, Amara Cali Shoobaro , Hodan Cumar Dhuule oo iyaduna arooskaasi dartiis uga duushay dalka Germay iyo kuwo kale oo tiro badan.



Heeso aad u badan ayey meesha ka qaadeen fanaaniintii isugu yimid waxaana arinta ugu xiisaha badan aheyd qeybta faraanti geliska iyo cake jarida. Iyadoo cusub oo arooska loogu talogalayna ay meesha ka qaadeen Maryan mursal iyo wiilkeeda Kunciil Axmed Cali Cigaal .


Hadaba bahda filmsheeg oo isku duuban waxey hambalyo leenahay arooska iyo aroosada Kulmiye iyo Abla iskuwaara ubad qeyr qabana kala hela.


Halkaan Daawo Xaflada Aroos
 2
 3

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada