Sana Khan oo ka bad baaday isku day dil

Sana Khan oo ka bad baaday isku day dil

daajis.com:-Actarada da,da yar ee Sana Khan ayaa ka bad baday isku day dil xalay kadib markii nin hubaysan uu risaas la beegsaday xili ay ku sii jeeday gurigeeda oo ku yaala Magaalada Mumbai ee Dalka Hindiya .

Booliiska Dalka hindiya ayaa baaraya dhacdadaan foosha xun cidii ka danbaysay waxana la sheegay in loo soo qab qabtay xubna looga shakisan yahay falkaa in ay ka danbeeyeen ama ay gacan siinayeen .

Sana khan ayaa si xooga uga baxsatay Kooxaha doonayay in ay dilaan waxa ayna si xowliya u kaxaysay Gaari ay wadatay taa oo lugaheeda kaga baxsatay kooxaha in ay khaarijiyaan doonayay .

Ma cada ilaa iyo hada cida rasmi ahaan uga danbaysa Falkaa waxaana socda baaritaano booliiska Dalkaa Hindiya wadaan si gcanta loogu soo dhigo Kooxaha Falkaa ku kacaya .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada