Fariimo Jaceyl: Ilintaydu Marna ma Qalasho Laakiin Jaceylka Aan kuuqabo Marna Madhimanayo

Fariimo Jaceyl: Ilintaydu Marna ma Qalasho Laakiin Jaceylka Aan kuuqabo Marna Madhimanayo

daajis.com:-*Waxa aan dhex taaganahay wado cidlo ah , riyooyin jajabsan iyo fikiro aanan qaadan Karin dadyawgu waxa ay ii maleeyaan in aan fiicanahay laakiin anigaa is og oo si cad u dhimanaya .

* Waxa aan rabaa markale in aan helo farxad ilbiriqsi kasto maxaa yeelay anigu waxa aan lataahayaa ama aan laxanuunsanhay jaceylkaagii waxa aan xiranahay dhoola cadeyn aan jirin , daajis.com waxaaan sugaa na waa adiga oo iga dhiga mid farxasan markale.
* Leenyaasha ugu halista badan ee ay wax maraan waa qalbiga waxaana geliya halistaasi jaceylka dhabta ah, niyadaydu waxa ay balamisaa in aad soo noqon doonto adiga oo indhahaagu furan yihiin si aad u aragto indhahayga xeran .
* Qatarta dhibaato ee ugu weyn ee ay geesato abaartu waa kali ahaanshiyaha markii aad tahay kali , iyo dareenka aan jaceyl kudheehnayn ee aad lawadaagto ruux indhahaaga ah.
ALLAAH ayaa sameeyay qalbiyada isaga kaliya ayaana jebin sidaasi daraadeed isaga rumeey oo lawadaag wax waliba oo dhibaatooyin ah ALLAAH AYAA WEYN.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada