Filmka xiisaha leh ee Beri xilligaan meeshaan oo dib loo soo habeeyey + Video

Filmka xiisaha leh ee Beri xilligaan meeshaan oo dib loo soo habeeyey + Video

daajis.com:-Sheekada Filmka gaaban ee dad badan sida aad ka ah uga heleen ayaa dib loo soo habeeyey iyadoo heesaaga da'da yar Bakar yare uu atoore ka yahay.

Sheekada filmka waxaa qoray cabdi qani waana sheeko ka hadleysa jaceylka aragtida ugu horeysa ka dhashay ee sida lama filaanka ah dadka u gala.waxaana horey dad badan u daawadeen isla qeybtaan oo shaqsiyaad kale matalayaan.wuxuuna kii hore uga duwan yahay shaqsiyaadka metelaayo oo la bedelay iyo heeso goos goos ah oo lagu soo kordhiyey.

Dad badan ayaa aaminsan jaceylka aragtida ugu horeysa ka abuurmo,inkastoo ay dadka qaarkiis ka soo horjeedaan arinta ah waan ku arkay waan ku caashaqay,laakin dabeysha caashaqu uma baahna maalmo ama saacado ama sanado ee waa iyadoo si fudud kugu soo bida oo keliya.

Maalmaha soo socdo ayaa lagu wadaa inuu soo baxo filmkan asagoo dhameystiran.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada