Gabadh nin ay jecleed u hibeeysay Walaasheed ka yar Dhacdo naxdin leh.

Gabadh nin ay jecleed u hibeeysay Walaasheed ka yar Dhacdo naxdin leh.

daajis.com:-Dhacdadan ayaa noqotay arrin si weyn loo hadal hayo oo dhalinyarada badankoodna ay aad ula yaaban yihiin kuna shekeeystaan kadib markii Gabar dhowaan ay jaceylkeeda u hibeysay walaasheed.


Hadaba Gabadhan ayaa wiil ay aad isku jeclaayeen in mudo ahna ay wada socdeen uuna ka dhexeeyaya xiriir jaceeyl oo aad u qoto dheer ayaa ogolaatey in uu guursado walaasheed iyada ka weyn, kadib markii ay ogaatey in walaasheed ay jeceshahay wiilkaasi.

Ha yeshee arrintan ayaa dad xog ogaal ahi ay sheegeen in gabadhan oo lagu magacaabo Hani ay u sameysay, ka gadaal markii ay heshay in walaasheed ay niyad jab ka qaadey waqtiga Hani la guursan lahaa, maadaama ninka guursan lahaa ay gabadha jecleyd, ayna goĆ¢€™aansatey in ay nafta is dhaafiso oo ay is dal dasho.
Gabadha hani, ayaa ku gacan seyrtay ninkii ay saaxiibka ahaayeen, si walaasheed oo ninka dhowr jeer u soo bandhigtay Jaceyl ay fursad u hesho xilli wax yar uun uu ka harsanaa arooska, taasi oo noqotay mid si aad ah lola yaabay.

Si kastaba dadka ayaa waxay leeyihiin arrintani sida weyn ula socdey, waxa ay keentay in Hani ay magaalada isaga tagto, inkastoo walaasheedna ay guursatay ninkii ay jecleyd si aysan u noqon qof caqab ku noqda jaceylka walasheyd iyo mustaqbalkeeda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada