Irina Shayk oo Casuumaad ka heshay Xaaska Madaxwayne Obama Michelle Obama

Irina Shayk oo Casuumaad ka heshay Xaaska Madaxwayne Obama Michelle Obama

daajis.com:-Irina Shayk Saaxibtaa Xiddiga Kooxda Real Madriid C ronaldo ayaa casho sharaf ka heshay Xaaska Madaxwaynaha Maraykanka Obama kidib markii xaaska Obama Michelle ay gebadhaan looga danbeeya xaga modalka ka codsatay in ay casuumaadaa ka ogolaato .


Maalinta sabtida ee soo socota ayaa la filayaa in casuumdaa oo ka dhici doonta White House sida uu soo warinayo Wariyaha Aqalka cad ee maraykanka waxana cashadaa sidoo kale ka soo qaybgalaya Actaro can ah oo Hollywoodka laga yaqaaano .

Caasuumaadaan ayaa noqonaysa tii labaaad ee xaaska Obama u qabto dad dunida caan ka ah waxa ayna ku soo aadaysaa xili dhwaan Filim ku saabsan sida Obama wax u maamulo soo wado Actarka Caanka ah ee Tom Cruz .

Irina ayaa lugu wadaa in habeenka talaadada u soo daawasho tagi doonto Kulan ka Kooxda real Madrid la ciyaari doonto Kooxda Dortomund ee Champion lega kaa oo ka dhici doona guriga Kooxda Real madriid .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada