Dumarka Jooga Nairobi Shan Waxyabood Ayaa Lagu Nacay Labane Wa Lagu Jecladay

Dumarka Jooga Nairobi Shan Waxyabood Ayaa Lagu Nacay Labane Wa Lagu Jecladay

daajis.com:-Magalada nairobi ee xarunta dalka kenya waxa buux dhaafiyay soomaali u badan kuwa kaso qaxay dalka soomaaliya waxyna degaan ahaan u badanyihiin degmada kamakunji gaar ahaan xaafada islii iyado halkaasi ay ku nool yihiin kumanaan qoys haba u badnadane dhalanyaro rag iyo dumarba leh kuwa oo nolal kala duwan ku nool,

Warbixintan ayaan ku eegeyna nolasha gabdhaha soomaaliyeed ee ku nool xaafada islii iyo sida ay u kala wacanyihiin waxana jira warar xan si hoose ay dhalinyarada iskugu shegaan qurabahane ay xantasi gaartay waxadna moda in rag badan oo qurbaha ka yihim ay dukameysi u tagaan xafaada islii ee magalada nairobi, Hadaba hadii aan hoos u daa dagna dulucda warbixinta ayaa ah Dumarka Jooga Nairobi Shan Waxyabood Ayaa Lagu Nacay Sadaxne Wa Lagu Jecladay,hadii aan arimahan si faah faahsan ugu hadlna inago kashaneyna rag xog ogaal u ah nolasha gabdhaha ayaan ku bilabeyna sida tan,

Inkasto xanta aysan yareen ayaa hadane dumarka ku nool magalada nairobi waxyaabaha lagu nacay waxa kamid ah ……….?

• Balan la,aan, Micaha hadii aad jaceyl u qaada afka un ayaa laga so dhaweynaya oo waxa lagu leeyahay wan kula wada jaceeylka,

• Hadii aad guur uso bandhigta jawaabta waxay tahay hada diyaar ma ahi umana so jeedi mar kale ayaan ka dhigan karna ee xaji ha dag dagin,

• Habeen walba waxa dushaada ah inaad casho sharaf leh bixisid adigo gacanta inta aad qabatid geeynaya maqayadaha ugu cuntada macaan waxana sii dheer lacagta kaarka lagu iibsan lahaa,

• Xiliyada qaar waxa wajib kugu ah inad shopin nooc walba leh aad u geeysid ama aad bixisid lacagta si loogu iibsada,
• Mar walba oo xaalad aan ku cuntamin lagu sheega sida inad bixiso guriga kiradiisa adigon awoodin ,

Labane Wa Lagu Jecladay,

• Isii Aan Kusiiye Micanaha Iska garo ileen waayo arag ayaa tahee,
• ………………..

Ugu danbeeyntii arimahan ayaa lo sababeyay dhibatada ka jirta kenya inay tahay dhaqanka oo sii xumanaya nolasha oo adkatay iyo wax walba oo la sahashaday danbiga ka imaan karane aan la fiirin waxyna taasi leedahay cawib xuma aduun iyo aakhiro, lagala kulma ,ilaah ayaana ka magan galnay.

Fikirkaaga Wa Muhiim
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com


Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada